Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Dagaalka Ukraine: 57 qof oo la xaqiijiyay inay ku dhinteen dagaalka

A rally against the war and in support of Ukraine was held in Melbourne on February 20.

A rally against the war and in support of Ukraine was held in Melbourne on February 20. Source: SBS Ukrainian/Bogdan Rudnytski

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa ugu baaqay muwaadiniinta dalkaasi inay ka difaacaan dalkooda ciidanka Ruushka.

Hadalka madaxweynaha ayaa imanaya iyadoo 57 qof lagu dilay dagaalka markii ay ciidanka xooga Ukraine ay dagaal uga hor yimaadeen ciidanka Ruushka gobolka Donbas iyo qaybo kale oo dalkaas ah.

 

Mr Zelenskyy ayaa sheegay in hub la siinayo muwaadiniinta Ukraine haddii ay doonayaan inay dagaalamaan.

 

"Waan bilownay inaan hub qaybino, waa u qaybinaynaa qofkasta oo doonaya in uu difaacno dalkeena, lehna awood uu ku difaaci karo madax banaanideena. mustaqbalka Ukraine wuxuu ku xiran yahay tallaabada uu qaado muwaadin kasta." ayuu yiri Mr Zelenskyy.

 

Wuxuu ku booriyay shacabka Ukraine inay dhiig siiyaan askarta dhaawaca ah ee cisbitaalada ku jira.

 


1 min read

Published



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now