Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Dagaalka Ukraine: China maxay ka tiri?

Hua Chunying, spokeswoman of China's foreign ministry, speaks at a regular press conference

Hua Chunying, spokeswoman of China's foreign ministry, speaks at a regular press conference Source: AAP

China ayaa dhinacyada isku haya ugu baaqday inay  is xakameeyaan kadib tallaabada milatariga Ruushku ka qaaday Ukraine.

Laakiin afhayeen u hadlay wasaarada arimaha dibadda China Hua Chunying ayaa sheegtay inaan howlgalkan aan lagu sheegi karin duulaan.

 

"Marka laga hadlayo macnaha duulaan, waa inaan dib ugu laabano sida xaalada uga bilaabatay Ukraine. Waxaan marar badan hore u cadaynay in arinta Ukraine aysan marka taariiqin loo eego sahlanayn, xaalada hadda la galayna aysan taan filaynay. Waxaan rajaynaynaa in dhinacyada isku haya ayaa qaadaan tallaabo nabadda lagu siinayo fursad, xiisadana lagu dhamaynayo wadahadal iyo wadatashi sida ugu dhaqsaha badan."

 

Waxay dawlada Maraykanka ku dhaliishay inay Ukraine siisay qalab milatari iyadoo intaa ku dartay in China aysan sidaas yeelayn.

 

Waxay intaa ku dartay in Ruushku yahay quwad wayn, cidna uusan taageero uga baahnayn.


1 min read

Published



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now