Daniel Andrews oo COVID ku dhacay

Victorian Premier Daniel Andrews has developed mild COVID-19 symptoms.

Victorian Premier Daniel Andrews has developed mild COVID-19 symptoms. Source: AAP / JAMES ROSS/AAPIMAGE

New South Wales ayaa diiwaan galisay geerida 3 qof oo kale iyo 16,199 kaysas cusub oo COVID-19 ah.
Waxaa cisbitaalada ugu jira caabuqa 1,270 oo 55 ka mid ah ay ku jiraan qaybta dadka liita ee cisbitaalka.
 
Victoria cidna uguma dhiman caabuqa waxaase laga diiwaan galiyay 8,739 kaysas cusub oo caabuq ah.
 
252 qof ayaa xanuunka cisbitaalada ugu jira oo 21 ka mid ah ay ku jiraan qabta dadka liita (ICU).
 
Tan ayaa imanaysa iyada oo Premierka gobolka, Daniel Andrews uu ku dhacay COVID-19 sidaas awgeedna uu 7 maalmood ee soo socota karantiilnaandoono.
 
A-C-T ayaa diiwaan galisay 701 kaysas cusub oo COVID ah iyadoo 46 qof ay cisbitaalada ugu jiraan xanuunka.
 
Queenslana19 qof ayaa xanuunka ugu geeriyooday iyadoo gobolka laga diiwaan galiyay 16,199 kaysas cusub oo COVID ah halka ay 299 qof ay cisbitaalada ugu jiraan xanuunka.
 
WA waxaa laga helay 7,288 kays oo cusub oo COVID ah iyadoo 210 qof ay cisbitaalada ugu jiraan.
 
Tasmaniana waxaa laga helay 1,726 kaysas oo cusub, 27 qofna cisbitaalada ayay ugu jiraan caabuqa.
 

Share

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand