Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Dawlada Dhexe & Maamul Goboleedyada oo isku Afgartay Shirkii Xamar

Shirkii Maamul Goboleedyada iyo dawlada Dhexe oo la isku afgartay

Shirka Villa Somalia oo Laisku Afgartay
Shir lagu baaqay si loogu iclaamiyo jadlawalk doorashooyinka 2021 Source: Foto By hiiraan Online

Shirkan oo u dhaxeeyey Maamul goboleedyada & dawlada Dhexe ee soomaaliya ayaa qaatay laba cisho kaas oo looga arinsaday arimo dhowr ah oo ay ugu horeeyso sidii loo maareynlahaa Abaraha dalka guud iyo sidoo laisaga kaashanlahaa sugida Amaanka guud ee dalka Soomaaliya, Shirkan waxaa shir gudoomiyey madaxweynaha dawlada Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi farmaajo sidoo kale waxaa Goobjoog ahaa Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliya & raisalwasaaraha Dalka , Wada hadal dheer kadib waxaa laga soo saaray warmurtiyeed  iyadoo laisku afgartay qodobadii shirka lagu lafaguray oo idil.

 

Dhawaan ayaa lafilayaa in dalka Britain uu kadhaco shirkii Dawlada ingiriiska ay ku casuuntay somaliya waxana uu madaxweynaha sheegay in shirkaas isaga iyo maamulada dalka ay ku wajahaan hal dhinac oo ay isku raaceen inaan lagu kala tafaraaruqin isku duubnaanta Umadda Soomaaliyeed lana hortagaan Beesha Caalamka iyagoo Mid ah .

Somaliya ayaa waxqaa loogu bartay in ay shirarka kaga qeybgalayaan dinabadaha ay kukala qeybsanyihiin oo maamulkasta iskooda loo casuumo oo ay isku arkaan halka shirka lagu qabto

 

 


1 min read

Published

By Ibrahim Mohamed

Source: SBS Somali


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now