Dawlada Soomaaliya oo xiriirka u jartay KenyaDawlada Soomaaliya ayaa gabi ahaanba xiriirkii u go'ysay dawada Kenya iyadoo dhawaan uu xiriirkaas sii xumaanayay Source: TwitterHalkan ka daawo Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo ku dhawaaqay in dawlada Soomaliya ay xiriirkii u jartay dawlada Kenya.Share1 min readPublished 15 December 2020 10:53amShare this with family and friendsCopy linkShare