Maxkamada sare oo go'amisay mustaqbalka xildhibaano ka tirsan baarlamaanka.

It’s D-Day for the Citizenship Seven – the federal politicians embroiled in a dual citizenship saga - with the High Court handing down its decision on their eligibility on Friday.

Seven politicians of several caught up in the dual citizenship saga. Source: AAP, composite by Stephanie Preston

Maxkamada sare ayaa go'aan ka gaartay xubno ka tirsan baarlamaanka Australia.

Maxkamada ayaa ka fiirsatay 7 xubnood oo isugu jira aqalka sare iyo aqalka hoose waxaana ka mid ah xubnahaas ku xigeenka raiisul wasaarada Barnaby Joyce.

Maxkamada ayaa go'aamisay in Barnaby Joyce (Nationals), Malcolm Roberts (One Nation), Larissa Waters (Greens), Fiona Nash (Nationals), and Scott Ludlam (Greens) baarlamaanka aysan xaq u lahayn inay kusii jiraan.

Barnaby Joyce, Fiona Nash, Larisa Waters, Malcolm Roberts iyo Scott Ludlum inaysan xaq u lahayn inay baarlaamka kusii jiraan maadaama ay lahaayeen dhalasho dal kale.

Waxay maxkamadu go'aamisay in Nick Xenophon (NXT) and Matthew Canavan (Nationals) ay sii joogi karaan baarlamaanka.

Wararka oo faahfaahsan kalasoco SBS Somali

 

 


Share

Published

Updated


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand