Download the new SBS Radio app

SBS Radio App

Download the SBS Radio app from the App Store or Google Play and listen to your favourite programs anywhere. Source: SBS

Isticmaal  SBS Radio app-ka cusub si aad u dhagaysato podcasts iyo wararka idaacada oo toos ah ama ku soo ceshato 60 luqadood oo ka baxaya SBS Radio1,2 iyo SBS Arabic24. Ka dhagayso muusiga  SBS PopAsia, SBS PopDesi iyo SBS Chill. Waxaad kala socon kartaa podcasts Af-english ah oo ay ku jiraan Eyes on Gilead and NITV’s Take It Blak.

Download the SBS Radio app for free

apple_store_0.png
google_play_0.png

Haddii aad isticmaasho iPhone ka soo rogo download the SBS Radio app from the App Store


Haddii aad isticmaasho Android kasoo rogo download the SBS Radio app on Google Play


Haddii aad hore u isticmaali jirtay SBS Radio app, waxaa ku sugaya waxyaalo cusub oo lagu daray. Booqo the App Store (iPhone users) or Google Play (Android phone users) kadibna raac tilmaama muraayada.

Sida barnaamujka luqadaada ah loo helo


Marka u horaysa oo aad furto app-ka, dooro luqadda aad rabto.

Waxaad sidoo kale luqadda ka dooran kartaa addoo gujinaya My Audio. Guji badhanka Settings oo ku yaal

dhanka midig ee sare. Guji "Language Preference kadibna ku dar luqadda aad ku hadasho.
My Audio settings
Select languages under My Audio by tapping the settings icon. Source: SBS

Fahamka App-ka


Ka baaro app-ka wararka addoo isticmaalaya badhanka Menu oo ku yaal hoos.


Badhanka Home waxaad ka heli kartaa warbixinada iyo wararkii u danbeeyay ee SBS oo dhan.


Badhanka Radio waa halka aad si toos ah uga dhagaysan karto Idaacada. Korka, bidix ama midig u marso si aad u hesho idaacada aad rabto

Marka aad hesho, guji "see schedule" ama "see full schedule" menu oo midigta kor ku yaal si aad u hesho

hagaha janaalada kala duwan. Si aad u hesho liiska heesaha, guji "see full List"

si aad u aragto magaca fanaanka qaaday heesta socota.


Guji badhanka Podcast si aad u hesho dhamaan Podcasts-ka SBS


My Audio waa halka aad ka heli karto barnaamujyada aad jeceshay iyo podcasts-ka aad codsatay inay kuu soo dhacaan.

Dalbo inay kuu soo dhacaan barnaamujyada aad jeceshahay.


Yay ku dhaafin barnaamujyada aad jeceshahay! si ay kuugu soo dhacaan, ka dooro barnaamujka badhamada "Radio" ama

"Podcasts" kadibna guji "follow"

Waxay ku soo dhacayaan badhanka My Audio. Waxaad ka maamuli kartaa ogaysiinta addoo isticmaalaya Settings-ka.
Multilingual podcasts in the SBS Radio app
Discover podcasts in over 60 languages Source: SBS






Share

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand