Dr Cabdi-ilaah oo ka waramaya cudurka Foot & Mouth ( Raaf-dilaaca & Cabeebka)
Cudurka Foot and Mouth (Raaf-dilaac & Cabeebka) ayaa ka dilaacay wadanka Indonesia. Cudurkan oo ah cudur xoolaha ku dhaca ayaa saamayn yeesha marka uu dilaaco. Australia ayaa dadaal badan ugu jirta sidii cudurkan uusan usoo gaadhi lahayn wadanka guduhiisa. Dr Abdi-ilaah Maxamed Xaashi - oo ah takhtar bartay cilmiga xoolaha, hadana ah takhtarka indhaha dadka, kana hawlgala magaalada Melboune ee Australia - ayaan ka waraysanay cudurkani waxa uu yahay, saameynta uu gaysto, dadka inuu u gudbo iyo in kale, siyaabaha uu ku faafo iyo qaabka loo xakameeyo.

Source: Abdi-ilah
Share
Published
Updated
Share this with family and friends