Watch FIFA World Cup 2026™ LIVE, FREE and EXCLUSIVE

FIFA WOMEN's WORLD CUP oo ay Spain qaaday.

SPAIN IS THE FIFA WOMENS'S WORLD CUP 2023 CHAMPIONS

Women's final.PNG

Xulka Qaranka ee Dumarka Wadanka Spain, ayaa ku guuleysta koobka kubada Cagta aduunka ee Dumarka, iyagoo kaga reeyey fiidnamiid Axada, Xulka Qaranka Dumarka England 1-0 .

Ciyaartan ay Xulka Spain koobka ku qaadeen ayaa waxa ay ka dhacday garoonka ‘Stadium Australia’ ee magaalada Sydney, Austrlai, iyadoo ay daawanayeen dad gaadhaya 75,700 .

Kabtanka Xulka Spain Oliga Carmona ayaa dhalisay goolka guusha daqiiqadii 29 aad ee galinkii hore ee ciyaarta, tanoo siisay Spain iney ciyaarta hogaanka u hyaan ilaa seedhiga dhamaadka laga yeedhiyo.

Xulka Qaranka Spain ayaa helay gool ku laad, balse waxaa ka qabatay boortihii England.

Ciyaarta oo 13 daqiiqa oo dheeriya lagu daray, ayaa gabagabadii waxaa lagu soo afjaray guusha FIFA Women’s World Cup 2023 in ay la hoydeen Xulka Qaranka Dumarka Spain .


1 min read

Published

Source: SBS


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now