Watch FIFA World Cup 2026™ LIVE, FREE and EXCLUSIVE

FIFA World Cup update

2018 FIFA world Cup

Jedinak

Mile Jedinak celebrates a goal for the Socceroos Source: AAP

Maalintii 8aad ee cayaaraha aduunka ayaa sii kala saarta dalalka.

2 dal oo kale ayaa wareega danbe halka mid uu ka baxay tartanka kooxda Australiana waxay ogaadeen inay wali fursad ay kusii gudbaan inay haystaan.

Waxay u baahnaayeen inay Denmark kula cayaaraan ka fiican tii Franska

Balse xidiga Danishka hristian Eriksen ayaa u awood sheegtay Australia isagoo guulkii u horeeyay ka dhaliyay daqiiqadii 7aad.

Australia ayaa dadaal dheeraad ah muujisay waxayna nasiib u heshay rigoore markii mid ka mid cayaartoyga Denmark uu gacanta ku taabtay banooniga.

Kabtanka kooxda Australia ayaa u dhaliyay guulka rigoorada Australia.

Cayaartiina waxay ku dhamaatay 1 iyo 1.

Maxaa dhacay hadda?

Australia waa inay ku guulaystay cayaarta udanbaysay ee ay Peru la yeelanayso ayna rajayso in France ay Denmarka ka badiso.

Labadaas cayaarood ayaa dhicidoona habeenka Talaadada.

Haddii Australia guulaysato Denmark laga badiyo waxay labaduba yeelanayaan min 4 dhibcood, Australia waxay rajaynaysaa inay goolal badan oo ay dhalisay iyo kuwo yar oo laga dhaliyay inay Denmark ku reebto.

France ayaa u gudubtay wareega 16 u danbeeyay

group D, Argentina ayaa qatar ku jirta.

waxaa garaacay Croatia oo 3 iyo 0 ku dhufatay halkaas ay ku leedahay 1 dhibic oo kaliya. halka Crocia ay u gudubtay 16 dal.


2 min read

Published

Updated



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now