Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

First Somali Canadian appointed as minister

First Somali Canadian appointed as minister of immigration.

Ahmed Hussein, Somali Canadian MP
Source: Yooutube

Raiisul wasaarada dalka Canada oo isku shaandhayn ku sameeyay qaar ka mid ah golihiisa wasiirada ayaa u magacaabay Ahmed Hussen oo ah nin asalkiisu yahay Somali yahay inuu noqdo wasiirka socdaalka, qaxootiga iyo jinsiyadaha ee dalka Canada.

Raiisul wasaare Justin Trudeau ayaa ku badalay Ahmed Hussein wasiirkii hore ee socdaalka John McCallum oo isna loo magacaabay inuu noqdo safiirka Canada u fariisan doona China.

Ahmed, ayaa noqday qofki ugu horeeyey oo Soomaali ah oo gala baarlamaanka Canada sanadki 2015-kii. Wuxuu markaasi kasoo galay baarlamanka xaafada York South-Weston ee magaalada Toronto.

Haddana wuxuu noqday doonaa qofkii ugu horreeyey oo Soomaali ah oo jago wasiir ka qabta mid ka mid ah Dowladaha waaweyn ee caalamka.


1 min read

Published

Updated

Source: VOA


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now