Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Xiriirka Kubadda Cagta ee Australia oo qorsheynaya u baratanka qabashada koobka kubada cagta ee dumarka ee FIFA.

Football Federation Australia wants to make a pitch for Australia to host the 2023 FIFA Women's World Cup.

Caitlin Foord celebrates with team mates after scoring a goal during the second International friendly match between the Australia Matildas and Chile.
Caitlin Foord celebrates with team mates after scoring a goal Source: AAP

Xiriirka Kubadda Cagta ee Australia ayaa qorsheynaya in ay baratan u galaan marti galinta Koobka Aduunka ee FIFA Women 2023, ahna koobka kubada cagta ee dumarka ee FIFA 2023.

Madaxa Xiriirka Federaalka Australia David Gallop ayaa sheegay in dalabku uu u baahan doono maalgelin wax ku ool ah.

David ayaa sheegay in haatan uusan baaxada maalgalin ee ay ku kacayso martigalintan uusan xadidi karan, una baahantahay in daraasa balaadhan lagu sameeyo, balse waxa uu sheegay in hadii ay ku guulaystaan in ay faa’iida dhaqaale oo wax ku oola in ay leedahay.

David ayaa oogu yeedhay madaxda federaalka Australia iyo goboladaba in arinkan ay culayskooda ku biiriyaan si wadajira.


1 min read

Published



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now