Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Maalinta Jamcada, 15 June, 2018, oo ciid noqotay

Maalinta Jamcada, 15 June, 2018, oo ciid noqotay

Eidulfitri
Source: ANIC WEb
Eidulfitri
Source: ANIC WEb

Muftiga Guud ee Muslimiinta Australia, ayaa ku dhawaaqay in maalinta Jumcada, 15 June, 2018, in ay tahay  biloowga bisha Shawaal, ayna sidaasna ku tahay Ciidii la sugayay ee Ciidul-Fitriga ahayd. 

Muftiga Guud ee Australia Sheikh Abdul Aziim Al-afifi, ayaa isagoo ay la jiraan Golaha Qaranka ee Imaamyada Australia, waxa ay ku dhawaaqeen - kadib markii ay daraaseeyeen cilmiga falaga, iyagoo sidoo kalena ka eegay dhanka shareecada,  ayaa waxa ay ogaadeen in Maalinta Jumcada, 15 June, 2015, in ay tahay biloowga bisha Shawaal, tahayna maalintii ciida ahayd ee Umada Muslimiinta ee Australia ku dhaqay ay la sugayeen muslimiinta caalmaka ku nool.

Qoraalka Muftiga iyo Golaha Qaranka ee Imaamyada Australia, ka eeg faahfaahinta dheeraadka ah.  


1 min read

Published

By Mohamed A Madar.



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now