SKIP TO MAIN CONTENT

Garsoore Cabdulqawi oo loo doortay madaxa maxkamada caalamigaa ee Hague

Garsoore Abdulqaawi
Source: Public Domain

1 min read

Published

Updated



Skip to article content

Fariimo hambalyo ah ayaa laysku dhaafsanayaa warbaahinta bulshada kadib markii loo doortay garsoore Abdulqawi Ahmed Yusuf  inuu madax ka noqdo maxkamada caalamiga ee garsoorka .

Xaakimka Soomaaliyeed, Cabdulqawi Axmed Yuusuf ayaa loo doortay  inuu madax ka nowdo maxkamadda caalamiga ah ee garsoorka ee fadhigeedu yahay magaalada Hague.

Garsoore Cabdulqawi ayaa maxkamaddaasi garsoore kasoo ahaa sagaalkii sano ee lasoo dhaafay, waxaana uu hadda ahaa ku xigeenka maxkamadaasi.

Maxkamadan caalamigaa ayaa la aasaasay 1948.

Waxaa ka mid ahaa dadka u hambalyeeyay madaxweynaha Soomaaliya Mohamed Cabdullahi Farmaajo oo bartiisa Twitherka ku qoray.

Farmaajo Twither
Source: Twither

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now