Share
Goorma ayaa la i talaalayaa? talaalka ayaa si rasmi ah uga bilowday Australia/
Goorma ayaa lagaa talaalayaa COVID-19? Marka la eego Qorshaha qaybinta talaalka ee Australia, waxaa dhici karta in lagu talaalo todobaadka soo socda ama dhowr bilood kadib. aan idiin sharaxo.
Published