Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Grand Mufti responds to Anning Comment

Grand Mufti
Australia's Grand Mufti Dr Ibrahim Abu Mohammed, Prime Minister Malcolm Turnbull and Labor Opposition leader Bill Shorten. Source: AAP

Muftiga guud ee Australia ayaa sheegay in baaqii Senator Anning oo ahaa in la joojiyo Muslimiintu inay soo galaan Australia inuu ahaa hadal qayrumasuulnimo ah cunsuriyadna ah.

Muftiga guud ee Muslimiinta  Doctor Ibrahim Abu Mohammed ayaa codkiisa ku biiriyay dad badan oo hore u dhaliilay qudbadii u horeysay ee uu Senator Anning ka jeediyay aqalka Senatka.

Wuxuu sheegay in hadalada Muslimiinta loogasoo horjeeda sida ugu haboon ee loo waji karo ay tahay in dhagaha laga furaysto.

Muftiga ayaa yiri "Waan la qabsanay inaan iska dhaga tirno hadaladaas. Ardayda Muslimiintaa waxay uga jawaabaan inay guulo ka gaaraan jaamacadaha. Waxay uga jawaabaan inay bulshada siiyaan xirfadlayaal heer sare ka gaaray shaqooyinkooda. Wadankan anuguna waxbaan ku leenahay"


1 min read

Published

Updated



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now