SKIP TO MAIN CONTENT

Gudiga Doorashooyinka Kenya (IEBC) oo goordhaw shaacin doonta natiijada doorashada madaxweynaha Kenya.

Doorashadii Madaxwenaha Kenya oo ay si adag isugu hayaan Raila iyo Ruto ayay gudida (IEBC) shaacisay waqtiga ay ku dhawaaqi doonto.

Kenya Election 1.jpg
The Kenyan Independent Electoral and Boundaries Commission inviting media to attend the announcement of presidential results.

1 min read

Published

By Mohamed A Madar.

Source: SBS


Skip to article content

Doorashooyinka Kenya oo bilaabmay Talaadadii 09/08/2022, ayaa inta badan natiijooyinkii doorashooyinka golayaasha federaalka iyo kuwa maxaliga ah ay soo baxeen. Balse waxa aan wali lagu kala bixin waa baratanka Madaxweynaha ee Kenya oo labada murashax ee isku haya ay yihiin William Ruto iyo Raila Odinga.

Labadan Murashax ayaan wali la xaqiijin midka guulaystay, iyadoo wali ayna cadeyn waxa ay ku dhawaaqi doonto Gudida Madaxa banaa ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Kenya.

xitaa waxaan cadayn in doorashada lagu kala badin waayey oo ay ku celis tahay iyo in lagu kala badiyey.

waqtiga 03:00 Pm oo wax yar ka hadhay ayaa losugayaa natiijada ay gudidu ku dhawaaqi doonto.


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now