Guusha Erdogan ee Dalka Turkiga Maxay Ka Dhigantahay ?

Aftidii Loo Qaaday dalka Turkiga iyo Guushii Madaxweyne Erdogan

Madaxweyne Erdogan oo Awood Dheeraad ah Helay

Source: Foto By hiiraan Online

Guushan uu gaaray Madaxweynaha Turkiga ee Aftidii loo qaaday dalkaasi ayaa ah mid awood dheeraad ah ay siindoonto dhanka baarlamanka iyo Xukuumadiisaba, Hadaba Malaayiin qof ayaa u dareertay in codkooda ay dhiibtaan iyadoo aad loo saadaalinaayey in natiijada MAYA ay ubadnaandoonto cododka la dhiibtay inkastoo qaar ay Qabeen in HAA ay soo baxdo laakiin waxaad moodaa in ay aad usoo dhawaadeen Qolada Diidaneyd ee NO inkastoo Guusha ay Raacda YES kuwii u codeeyey 51% ayuuna ku guuleystay .

Waxaa laisweeydiinayaa awooda uu helikaro Erdogan maxaase uu kadmacsanyahay inuu u adeegsado awoodahaas uu afrida u qaaday ?

SBS Somali waxay idin lawadaagidoontaa Tafaasiil aad u faahfaahsan oo ku aadan Guushaasi iyadoo aan kawareysandoono Aqoonyahnao U dhuundaloola siyaasada caalamka.

Dhanka kale Jaliyada Turkida ee   ku nool Australia ayaa iyaguna Guushaas kukala jabsan qaarkood waxay u arkaan Guul Usoo Hoyatay Dalka Turkiga oo micnihiisa uu yahya inuu Noqday jamhuuriyad Islaami ah sida aftidan u Iftiimineyso dalka, laakiin kuwo kale oo iyaguna Musliin Turki  ah ayaa qaba in dalka dimiquraadiyad uu ahaado si dadka diimaha leh ay fursad ugu helaan Hamigooda diimeed ama siyaasadeed, waxaa jira dad badan oo dalkan Australia kunoolaa inkabadan 30sanno laakiin rabeen iney cimrigooda ku dhameystaan dalkooda turkiga iyagoo maalgashanaya ayaa hada isbedealy oo waxay sheegeen iney halkan Australia iska joogidoonaan oo dalkaan  ay maalgashandoonaan wxayna u arkaan Aftidii Dhacday mid aan Xaq ku saleysneey

 

 SBS Somali Program

Melbourne, Australia


Share

Published

Updated

By Ibrahim Mohamed
Source: SBS Somali

Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand