Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Hakeen Al-Arabi finally landed in Australia

AAP Image/ EPA/DIEGO AZUBEL
حکیم العربی فوتبالیست استرالیایی Source: AAP Image/ EPA/DIEGO AZUBEL

 Hakeem Al-Araibi oo ah cayaartow qaxootinimo Australia ku yimid ayaa lagasoo daayay xabsi uu kaga jiray dalka Thailand.

Wuxuuna galabta oo talaado ah kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Melbourne isagoo aad loogusoo dhaweeyay halkaas.

Wiilkan 25 jirka ah ayaa bishii November lagu xiray Thailand isagoo dalka Bahrain oo uu u dhashay ku eedeeyay inuu burburiyay xarun boolisku lahaa.

Maamulayaasha Bahrain ayaa codsaday in loosoo gacan galiyo laakiin shalay ayay codsigaas tuurtay maxkmada Thailand ku taal.

Raiisul wasaare Scott Morrison ayaa sheegay in siidaynta wiilkan ay tahay natiijo lagu farxo.

(("Warka ugu fiican waa in Hakeen uu galabta kasoo dagay Australia, waa arin aan uga mahadcelinayno aana qirayno shaqadii fiicnayd ee ay qabteen saraakiisheena iyo cidkasta oo ku lug lahayd, waana u mahadcelinaynaa dhamaantood")) ayuu yiri Scott Morrison

 


1 min read

Published

Updated



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now