Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Hay'adda nukliyeerka u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa shir degdeg ah leh

International Atomic Energy Agency experts review plans for decommissioning the Fukushima Daiichi nuclear power plant, April 17, 2013.

International Atomic Energy Agency experts review plans for decommissioning the Fukushima Daiichi nuclear power plant, April 17, 2013. Source: IAEA/Flickr

Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Nukliyeerka ayaa shir degdeg ah uga hadlaysa dagaalka Ukraine.

Axadii ayay Ukraine la socodsiisay hay'adda IAEA in gantaalo lagu dhuftay xaruntii shucaaca sunta lagu kaydiyo ee Kiev, laakiin illaa iyo hadda ma jiraan warar sheegaya in xarunta dhaawac soo gaaray ama shucaac ay sii daysay.

 

Hay'adda ayay madaxdeedu shir ku yeelanayaan maalinta Arbacada xaruntooda oo ku taala magaalada Vienna, halkaas oo ay kaga hadli doonaan arintan iyo dhaawaca ay dhici karto inuu gaaray warshada nukliyeerka ee Chernobyl oo hadda u gacan gashay ciidamada Ruushka maalintii qamiistii.

 

Warshadan ayaa wali shucaac sun ah leh 35 sano kadib markii halkaas ay ka dhacday shilkii nukliyeer ee ugu xumaa aduunka.


1 min read

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now