Victoria
Keysas cusub: 1,763 keys ah tiradii ugu badnayd ee hal maalin ah.
- Dhimasho: 4
- La tallaalay shalato: 35,253 qof
- Najiitooyinka baadhitaannadii shalay: 62,189
- Tirada guud ee keysaska jira: 14,368
- Tirada guud ee tallaallada Victoria laga bixiy illaa hadda: 3,708,029
New Sout Wales
- Dominic Perrottet oo xisbigiisu u doortay birimiyeerka NSW.
- Keysaska cusub: 608
- Dhimasho: 19
- Saamiga tallaalka 1aad qaatay: 88.5%
- Saamiga labadaba tallaalba qaatay: 67.5%
- Tirada dadka COVID-19 cisbitaal ugu jira: 978
- Tirada dadka gargaar degdega ku jira: 190
Queensland
- Kaysas cusub: 2 (gabadh 3 jir ah + qof 19 jir ah)
- Saamiga tallaalada 1aad ee la bixiyey:67.6%
- Saamiga labada tallaalba ee la bixiey: 48.9%
Ethiopia
- Abiy Ahmed oo mar labaad la doortay