Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Independent M-P Andrew Wilkie has presented a bill to parliament asking for refugees in the Nauru detention centre to be brought to Australia for medical treatment.

Crossbenchers Rebekha Sharkie, Adam Bandt and Andrew Wilkie.
The cross bench - including Rebekha Sharkie, Adam Bandt and Andrew Wilkie - now hold more power. (AAP) Source: AAP

Andrew Wilkie oo ah xildhibaan madax banaan ayaa baarlamaanka horgeeyay hindishe sharciyeed uu ku dalbanayo in qaxootiga lagu hayo Nauru loo keeno Australia si loo daaweeyo.

Hindishe sharciyeedkan ayaa waxaa sidoo kale qayb ka ah xildhibaanada kala ah Rebekha Sharkie oo madaxbanaan iyo Adam bandt oo ka tirsan xisbiga Greenka.

Arintan ayaa imanaysa iyadoo tiro quburo caafimaad oo ay ku jirto hayada dhaqaatiirta aan xadka lahayn ee Médecins Sans Frontière iyo madaxa ururka dhaqaatiirta Australia ay walaac ka muujiyeen caafimaadka dadka lagu hayo xeradaasi.

Mr Wilkie ayaa sheegay in isbahaysigu ay si cad u sheegayn caafimaadka qaxootigaasi.

(("Markasta oo dawladu ku adkaysato in waxwalba caadi yihiin, kas cad ayay shacabka Australia been ugu sheegaysaa, taasina ma aha wax la cafiyi karo.  Dad badan ayaa qaba in laga filikaro siyaasiyiintu inay been sheegaan laakiin lagama filayo inay been ka sheegto nolosha caruur yaryar.)) ayuu ku daray Adam bandt.

 


1 min read

Published



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now