Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Indonesia oo joojisay iskaashiga Milatari ee ay la leedahay Australia

Military co-operation between Indonesia and Australia has reportedly been suspended after 'offensive training materials' were seen at a Perth defence force base, according to a report.

Soldiers of Indonesian Army's Special Forces Command (KOPASSUS)
Soldiers of Indonesian Army's Special Forces Command (KOPASSUS). Source: AP

Waxaa lagusoo waramyaa in iskaashiga milatari ee u dhexeeya Indonesia iyo Australia in la joojiyay kadib kadib markii qalab tababr oo gaf ah loo diray saldhig ciidanka difaaca Australia oo ku yaal Perth sida lagasoo xigtay warbixin.

Indonesia ayaa sida lagusoo waramayo joojisay dhamaan noocyada iskaashiga sida uu sheegay General Wuryanto oo u hadlay milatariga Indonesia.

 

ABC ayaa soo warinaysa in qalabka ka caraysiiyay Indonesianka oo ah mid tababar lagusoo bandhigay saldhig ciidanka Perth halkaas oo ay ku tababaranayaan ciidanka Indonesia ee loo yaqaan Kopassus.

 

Kompas oo ah joornaal Indonesia laga leeyahay ayaa qoray in Qalabka  la sheegay inuu ahaa mid ciidanka Indonesia lagu jeesjeesayay iyo in ciidanka Indonesia ay warqad u direen taliyaha ciidanka Australia Mark Binskin bishii december 9 keedii kaasoo lagu joojinayay iskaashiga milatari ee u dhexeeya labada dal.

 


1 min read

Published

Source: SBS News


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now