SKIP TO MAIN CONTENT

Raiisul Wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern oo iscasishay

Ra'iisul Wasaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa is casishay, iyadoo sheegtay in ayna dib u tartameynin.

New Zealand Prime Minister Jacinda Ardern.
New Zealand Prime Minister Jacinda Ardern. Source: AP / AP Photo/Markus Schreiber, File

1 min read

Published

Source: SBS


Skip to article content

Hogaamiyaha wadanka New Zealand haweeneyda Jacinda Ardern ayaa iska casishay xilka Ra'iisul Wasaaraha bisha soo socota gudaheed, iyadoo ku dhawaaqday in xisbiga Labour-ku uu dooran doono hogaamiye cusub dhamaadka usbuuca.

Ms Ardern ayaa daaha ka qaaday in aysan doonayn in dib loo doorto oo ay soo afjari doonto waqtigeeda ra'iisul wasaare bisha Febraayo, iyada oo ku tilmaantay hoggaankeeda mid fulin iyo caqabad ku ah.

Doorashada soo socota ee New Zealand ayaa la qaban doonaa bartamaha bisha Oktoobar.


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now