Julie Bishop, oo walaac ka muujisay Shiinaha oo la sheegay in nidaam difaac uu geeyay Jasiiradaha koonfurta bada Shiinaha.

Julie Bishop, oo walaac ka muujisay Shiinaha oo la sheegay in nidaam difaac uu geeyay Jasiiradaha koonfurta bada Shiinaha.

Australian Foreign Minister Julie Bishop

Julie Bishop is standing by PM Malcolm Turnbull, saying he will lead the government to the election. (AAP) Source: AAP

Wasiirada Arimaha dibada, Julie Bishop, ayaa sheegtay in ay dareen ka qaaday warbixinta sheegaysa in Shiinuhu ay nidaam difaaca dhigeen Jasiiradaha dhaca Koonfurta Bada Shiinaha.

  Arintan ayaa timid, kadib iyadoo Maraykanku ay kasoo saareen Cabasho dhanka shiinaha, iyagoo Xaruntooda Jabuuti ay ku leeyihii ay ku adeegsadeen nidaamka Lasarka.

  Warbixint Bentaagonka Maraykanka kasoo baxday, ayaa sheegaysa, in sadex xaaladood ay Shiinuhu xaruntooda jabuuti kasoo adeegsadeen Lesarka heerka ciidanka, taasoo sababtay dhaawaca 2 duuliye oo Maraykana.

    Balse Shiinuhu arintaas wax faala ah kamayna bixinin.

Ms Bishop ayaa sheegtay in Shiinuhu ay Australia siiyeen Balanqaad ah, in ayna nidaam difaac keenaynay goobahaas.

Julie Bishop, oo arintaas ka hadlaysay ayaa waxa ay tiri “wararka warbaahitu haday sax yihiin, Markaas Xukuumada Australia arintaas dareen ayay ku noqonaysaa, sababtoo ah , tani waxa ay kasoo horjeedaa balamihii ay Shiinuhu qaadeen ee ahaa in ayna ciidan gaynaynin goobahaas.


Share

Published

By Mohamed A Madar.

Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand