Watch FIFA World Cup 2026™ LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Kenya and Somalia's maritime dispute continues

Somali Kenya oil dispute

Source: Audience photo at offshore Somalia 2019 London Oil and Gas conference

Wali waxaa sii socda muranka u dhexeeya dawladaha Kenya iyo Soomaaliya oo ku aaddan xad badeedka labada dal u dhexeeya.

Dawlada Soomaliya ayaa hore dacwad arintan ku aaddan gaysay maxkamada cadaalada ee caalamiga halkaas oo go'aan laga dhowrayo.

Dawlada kenya ayaa marwalba iyadu ku adkaysanaysay inay doorbidayso in labada dal ay iyagu ka wadahadalaan khilaafkan ee aan loo baahnayn gacan sadexaad amaba maxkamada.

Shacabka Soomaalida meelkastoo ay joogaan ayaa intooda badan isku raacsan in badda laysku hayo ay Soomaaliya leedahay.

Dood aan u qabanay qaar ka tirsan jaaliyada Melbourne halkan ka daawada.

Waraysiyo hore:

 https://www.sbs.com.au/yourlanguage/somali/en/audiotrack/faisal-rooble-somali-kenya-maritime-dispute

https://www.sbs.com.au/yourlanguage/somali/en/audiotrack/interview-dr-abdi-hersi-diplomatic-rift-between-somalia-and-kenya-over-oil-explorations

https://www.sbs.com.au/yourlanguage/somali/en/audiotrack/interviewformer-director-puntland-petroleum-agency-isse-farah-dholawaa

https://www.sbs.com.au/yourlanguage/somali/en/audiotrack/interview-somali-minister-petroleum-and-mineral-resources-abdirashid-mohamed-ahmed


1 min read

Published



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now