Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Laborka iyo dawlada oo heshiis ka gaaray qulqulada labada dhalasho.

It’s D-Day for the Citizenship Seven – the federal politicians embroiled in a dual citizenship saga - with the High Court handing down its decision on their eligibility on Friday.
Seven politicians of several caught up in the dual citizenship saga. Source: AAP, composite by Stephanie Preston

Xidbiga laborka ee mucaaradka ah iyo dawlada ayaa gaaray heshiis lagu xaqiijinayo in dhamaan xildhibaanada baarlamaanku soo cadeeyaan dhalashadooda.

Xubnaha baarlamaanka federalka ayaa looga baahan yahay in ay si bablig ah u sheegaan taariiqda qoyskooda iyo inay qaadeen talaabo ay kaga tanaasuleen haddii ay lahaayeen dhalasho dal kale iyadoo mooshin arintaas ku saabsan aqalka Senatka la horgayndoono Isniinta.

Dawlada ayaa ku raacday dalabka Laborka ee ah in xildhibaankasta shaaciyo faahfaahinta dhalashadooda ka hor 1 da December.

Waxaa la fahansan yahay in heshiiskan ay wada gaareen Mathias Cormann oo ka tirsan golaha wasiirada iyo hogaamiyaha mucaaradka Bill Shorten.


1 min read

Published



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now