Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Labor criticises coalition's Australia China relations

Australia's Prime Minister Scott Morrison and Premier of the State Council of the People's Republic of China Li Keqiang
Australia's Prime Minister Scott Morrison and Premier of the State Council of the People's Republic of China Li Keqiang Source: AAP

Ra'isul Wasaare Scott Morrison ayaa diiday eedo uu xisbiga Laborku u soo jeediyay oo ahaa in xiriirka Australia ay China la leedahay uu sii xumaaday intay isbahaysigu xilka hayeen.

Ku xigeenka hogaamiyaha xisbiga Laborka Richard Marles oo kasoo noqday booqasho shaqo oo uu ku tahay caasimada Beijing ayaa sheegay in China aysan sidii hore wax waynba kasoo qaadin Australia.

Wuxuu sheegay in xaalada xiriirka labda dal uu meel xun marayo.

Laakiin Mr Morrison ayaa sheegay inaan taas waxba ka jirin.

"Waxaan ku boorinayaa Laborka inaysan is wareerin oo aysan sidii dad aan waxba garayn u dhaqmin, oo ay muujiyaan qaangaarnimo marka laga hadlayo xiriirka China, aysana raadin inay hadalo lidi ku noqon kara xiriirka sheegaan gaar ahaan markay dalka dibadiisa ku sugan yihiin," Ayuu yiri Mr Morrison.


1 min read

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now