Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Labor will increase refugee intake if elected

Labor leader Bill Shorten
Bill Shorten has announced Australia will take an extra 4000 refugees a year if Labor wins the next election. Source: AAP

Xisbiga Laborka Federalka ayaa sheegay inay soo qaadan doonaan 4 kun oo qaxooti dheeraad ah ayna sidoo kale 500 malayn oo doolar siindoonaan QM oo lagu caawiyo magangalyodoonka caalamka haddii Laborka loo doorto dawlada doorashada soosocota.

Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka Bill Shorten ayaa sheegay in xisbigu sidoo kale kordhin doono tirada saraakiisha Australianka ah ee ka shaqeeya dalalka dibada si loogu joojiyo tahriibta halka ay kasoo bilowdaan.

Laakiin waxaan waxba laga badalayn qorshayaasha adadag oo ay ku jiraan in doonyaha tahriibta wada dib loo celiyo iyo dadka la geeyo xeryo qaxooti oo dalka dibadiisa ku yaal.

Mr Shorten ayaa ku adkysanaya in laysku garab wadi karo xadkoo la adkeeyo iyo in magangalyodoonka la daryeelo.

(("Waxaan doonaynaa inaan dib usoo celino sumcadii Australia oo ahayd inaan nahay muwaadin fiican oo caalamka ka tirsan. Waa inaan gudano waajibaadkeena binaadanimo. Waxaad u baahan tahay waa hogaan fiican oo dalku yeesho."))

 


1 min read

Published



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now