Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Latest on Mogadishu attack

Turkish medical team
Source: Twitter

Tirada dadka ku geeriyooday weerarkii ka dhacay Kontroolkii hore ee Afgoye ayaa sida wararku sheegayaan gaaray 81 qof kadib markii labo qof oo dhaawac ahaa ay u dhinteen dhaawacyadii soo gaaray.

Mid ka mid ah 16 qof oo dhaawacyo culus soo gaareen oo loo qaaday Turkey ayaa geeriyootay.

Waxaa sidii kale wali la la'yahay 25 qof oo ay ku jiraan 6 caruur ah sida lagasoo xigtay afhayeen u hadlay dawlada.

Dhanka kalana meydka labo muwaadiniin Turkish ah oo ku geeriyooday qaraxii shalay ayaa loo duuliyay Turkiga.

Dawlada Turkiga ayaa usoo dirtay Somaliya diyaarad wada dhaqaatiir iyo daawooyin.

 

 

 


1 min read

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now