Latest on Sri Lanka attacks

Sri Lankan police investigate the scene after an explosion hit Shangri-La Hotel in Colombo, Sri Lanka.

Sri Lankan police investigate the scene after an explosion hit Shangri-La Hotel in Colombo, Sri Lanka. Source: AAP

Dawlada Srilanaka ayaa qiratay inay hore u heshay macluumaad sirdoon oo sheegaya in koox islamist ah ay weerari doonto kaniisado laakiin aysan culays wayn saarin arintaas.

Raiisul Wasaare Ranil Wickremsinghe ayaa sheegay  in dawladiisu macluumaad hore oo weerarka ku aadan u haysay inskastoo aan wasiirada loo sheegin.

Wuxuu sheegay inaan jawaabtii ku haboonayd laga bixin macluumaadkaas sirdoonka loona baahan yahay in la baaro sida macluumaadkaas loo isticmaalay.

Galabtii axada ayaa 3 ka tirsan booliska la dilay xili ay wadeen baaritaan guri ku yaal caasimada saacado kadib weeraradii lagu qaaday kaniisadaha iyo hoteelada.

Booliska ayaa sheegay in 13 qof la xiray, dhamaantoodna ay yihiin muwaadiniin Sri Lanka u dhashay.

Bandow ayaa lagusoo rogay caasimada Colombo waxaa sidoo kale la xiray warbiihinta bulshada sida Facebook iyo WhatsApp.


Share

Published

Updated


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand
Latest on Sri Lanka attacks | SBS Somali