Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Legislation to cancel citizenship may breach international laws: Independent monitors

Dawlada ayaa markale horgaysay baarlamaanka sharuuc la xariirta muwaadinimada laga qaadayo dadka labada dhalasho leh oo lagu xukumay danbiyo argagixiso

Wasiirka arimaha gudaha Peter Dutton ayaa baarlmaanka horgeeyay isbadal sharciyeed fududaynaya in laga kansalo muwaadinimada dadka haysta labada dhalasho oo lagu xukumay danbiyo argagixiso.

Hindisahan ayaa siinaya wasiirka awood uu xiriirka Australia uga jarikaro cidii lagu helo danbiyo argagixiso laguna xukumay ugu yaraan sadex sano oo xarig ah wixii ka danbeeyay 2003.

Laakiin koox madax banaan oo dusha kala socota sharuucda amaanka qaranka ayaa ogaatay in hindisaha dawlada ee sida automatiga ah uga qaadayo muwaadinimada dadka labada dhalasho haysta uu ku xadgudbayo sharuucda caalamiga ah.


1 min read

Published



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now