Madaxweyne cusub oo loo doortay dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya

Mustafe Cagjar

Source: YouTube

 Waxaa caasimada dalka Itoobiya ee Adis Ababa lagasoo warinayaa in guddiga fulinta ee xisbiga dimoqraadiga dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ay madaxweyne u doorteen Mustafe Cumar Cagjar.

Magaalada Adis Ababa ayaa baryahanba waxaa ka socday kulamo looga tashanayo mustaqbalka dawlad deegaanka waxaana ugu danbayntii lagu doortay madaxweynaha cusub.

Waxay dabasocotay iyadoo dhawaan wasiirka warfaafinta dawada Itoobiya Axmed Shide loo doortay inuu hogaamiyo xisbiga.

Madaxweynaha cusub ayaa la shaqayn jiray Qaramada Midoobay gaar ahaa hay'adda UN-OCHA.

Madaxweynaha cusub ayaa badalidoona Axmed Cabdi Maxamed Ilka Case oo jagadaas si ku meelgaar ah usii hayay intii xilka laga qaaday Cabdi Cumar oo deegaanka waqti badan ka talinayay.
Waxaa sharaxaya sida loo dooratay Axmed Ilka Case



Share

Published

Updated


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand