Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xilkii si rasmiya ula wareegay.

Xafladii xil wareejinta ayaa haatan hawlaheedu kasii dhamaanayaan Villa Soomaaliya, halkaas oo Madaxweynaha Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu xilkii si rasmiya ugu wareejiyey madaxweynaha ladoortay Xasan Sheekh Maxamuud.

Hasan Sh & M Farmajo

Source: Madar

Maanta Isniinta (23/05/2022) ayaa si rasmiya uu oola wareegay Xilkii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo uu ku wareejiyay Madaxweynha xiligiisu dhamaadey Maxamada Cabdullahi Farmajo. 

Booqasho maalin hore uu ku tagey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Villa Soomaaliya ayey balantu ahayd in maanta Xilwareejinta la sameeyo.

Munaasabad ay ka hadleen labada Masuul ayay ku cadeeyeen in ay kala gudoomeen faylalkii shaqada, isagoo Madaxweyne Xasan uu sheegay in faylal ay ka mid yihiin ciidankii dibada ugaga maqnaa tababarka wadanka in ay sida ugu dhaqsaha badan usoo celinayan si ay uga qayb qaataan dib u xoraynta wadanka.


1 min read

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now