Live

Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE starting June 12 2026

Malcolm Turnbull slams former Prime ministers Abbot and Rudd

Australian Prime Minister Malcolm Turnbull speaks to the media during a press conference at Parliament House in Canberra, Thursday, August 23, 2018.
Australian Prime Minister Malcolm Turnbull speaks to the media during a press conference at Parliament House in Canberra, Thursday, August 23, 2018. Source: AAP

Cod si sir ah looga duubay ayuu Malcolm Turnbull ku tilmaamay Raiisul wasaarayaashii hore Tony Abbott iyo Kevin Rudd kuwo murugaysan oo ku dul wareegaya kuwii xilka ka qaaday.

Isagoo la hadlaya dhalinyaro hogaamiyayaal ah oo ku sugan New York Jimcadii bisha Sep 29 ayuu aad u dhaliilay waxa uu ugu yeeray isqabsigii hogaanka xisbiga Liberalka waali taasi oo dhalisay inuu ku waayo xilka ugu sareeyo dalka bishii Agoosto.

Mr Turnbull ayaa sheegay in qaybo ka tirsan xisbiga iyo warbaahinyta ay doonayeen inay dawlada burburiyaan ayan ku guulaysteen.

Wuxuu Malcolm Turnbull intaa ku daray inuusan baarlamaanka iskasii joogayn sidii ay sameeyeen Raiisul waraayaashi ka horeeyay.

(("Markii Raiisul wasaarenimada lagaa qaado waa kuu dhamaatay, ma dhici karto inaan sidii cad baruur ah iska fadhiyo sidii Kevin Rudd iyo Tony Abbott, runtiina dadkaasii waa kuwo murugaysan oo ku dulwareegay xilka.}}


1 min read

Published

Updated




Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now