Cod aruurin ay qaaday shirkada Gallup ayaa lagu ogaaday in inka badan kala bar shacabka Maraykanku aysan kalsooni ku qabin madaxweynaha la doortay inuu gudan karo xilka loo doortay.
Iyadoo ay ka hartay in ka yar 3 asbuuc inta Trump xafiiska la wareegayo ayay 46% oo kaliya shacabka Maraykanku ay ku qanacsan yihiin awooda uu u leeyahay inuu wax ka qabto qalalaasaha caalamka ka jira.
Cod aruurinta ayaa muujinaysa in 60% ay ku kalsoon yihiin in Trump si hufan ula shaqayndoono Congresska.
Share
