Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Maraykanka oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Belet-Hawo

US Embassy
Source: Twitter

Safaarada Maraykanke ee Soomaaliya ayaa baaq kasoo saartay dagaal u dhexeeyay ciidanka dawlada federalka Soomaliya iyo kuwa dawlad goboleedka Jubaland oo ka dhacay xadka u dhexeeya Kenya iyo Somaliya.

Baaqa ayaa lagu yiri "dhinacyada ku dagaalamayaa Beled-Xaawo iyo duleedkeeda waa inay joojiyaan iska hor imaadka."

Qoraalkan oo lagu soo daabacay barta Twitter-ka  Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa loogu baaqay dhinacyada hogaaminaya dagaalkaas in ay dulqaad muujiyaan.

Dagaal ayaa sababay khasaare iyadoo dadka qaar ay ka barakaceen magaalada Belet-Hawo oo ay ku dhacayeen madaafiic ay is weydaarsanayeen labada dhinac ee dagaalamayay.


1 min read

Published

Updated


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now