Iiran oo Janaaza weyn ku sagootiday maydka Gen. Qaasim Suleymani.
Iiran oo Janaaza weyn ku sagootiday maydka Gen. Qaasim Suleymani, oo Jamcadii weer gantaal Maraykanku ay ku dileen isagoo kusii jeeda Gagida Diyaaradaha Baqdaad.
Mourners attending a funeral ceremony for Qassem Soleimani in Iran. Source: Mehr News Agency