Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Maxkamada sare ee Kenya oo go'aan ka gaartay doorashadii

William Ruto oo doorashadii guushii ugu danbaysay ka gaaray

Deputy president William Ruto

Former deputy president William Ruto Source: SBS

Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa taageertay doorashadii 9-kii Agoosto ee lagu doortay musharaxa madaxweynaha dalka Kenya William Ruto, kadib go'aan ay u dhamaayeen 7 xaakin ee maxkamadu ka kooban tahay sida ay sheegtay guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Kenya, Martha Koome.

Ms Koome ayaa tuurtay codsiyo ay soo gudbiyeen hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga iyo kooxo kale.

Maxkamada ayaa tuurtay intii badnayd doodihii ay soo bandhigeen kooxahaas diidanaa natiijada.

Maxkamada Sare ee Kenya ayaa go'aamisay in natiijadii doorashada ee gudiga doorashadu ku dhawaaqay ay sax ahayd sidaasna ku ayiday in William Ruto ku guulaystay doorashadii 9 Agoosto.


1 min read

Published

Updated

By Hassan Jama

Source: SBS


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now