Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Mooshinkii Jawaari ka dhanka ahaa oo la hor istaagay, kadib ciidamo la wareegay Aqalkii Shacabka Soomaaliya.

Mooshinkii Jawaari ka dhanka ahaa oo la hor istaagay, kadib ciidamo la wareegay Aqalkii Shacabka Soomaaliya.

Somali Speaker Jawari
Source: BBC Somali

Golihii Shacabka  Soomaaliya  oo saaka ay qalalaasa ka dhacday, kadib markii ciidama ay yimaadeen, halkaasna la isku hor taagay qorshihii ahaa in lagu furo mooshinkii Jawaara ka dhanka ahaa , kaas oo ay u balansanaayeen xubnaha mooshinka waday, balse dhinaca kale ay diidanaayeen in arintaas la furo.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in haatan Aqalka Baarlamaanka ee Soomaaliya in ay gacanta ku hayaan Ciidama Amisom.

Wixii warara ee kusoo kordhaa kala soco websitka iyo idaacada  sbs.com.au/somali.

 

 


1 min read

Published

Updated

By Mohamed A Madar.



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now