Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Dab ka qarxay NSW oo hanti badan burburiyay, dhaawac culusna reeabay.

Dab ka qarxay NSW oo hanti badan burburiyay, dhaawac wayna ka tagay.

Tathra bushfire
At least 70 homes have been destroyed or damaged by a bushfire in Tathra, near Bega, NSW. (AAP) Source: AAP

Dab ka qarxay gobalka New South Wales, ayaa burburiyay 70 dhismayaal, oo ay ka mid tahay xarun can ahayd oo la dhigi jiray baabuurta guri ahaanta loo adeegsado (caravan).

 Sida la sheegay, waxaa wali sii holcaya 19 dab, oo 12 ka mida ay faraha ka baxeen, oo la xakamayn la'yahay.

Premierka gobolka NSW Gladys Berejiklian, ayaa sheegtay in xukuumadeedu in ay samayni doonto wax kasta oo lagu caawinayo dadka kuwaxyeeloobay dabkaas.

Ra'iisulwasaare Malcolm Turnbull, ayaa la filayaa in uu gaadho goobaha khasaaraha ba'ani ay ka dheceen ee Koonfurta-bari ee NSW.


1 min read

Published

By Mohamed A Madar




Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now