Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Dawlada NSW oo bixinaysa kharashka nadiifinta burburkii dabkii Tathra.

Dawlada NSW oo bixinaysa kharashka nadiifinta burburkii dabkii Tathra.

A general view of burnt cars and properties in Tathra, NSW.
Residents of bushfire ravaged NSW coastal town Tathra are grateful for efforts made by firefighters. Source: AAP

 Lacag gaadhaysa 10 million, ayaa xukuumada gobalka New South Wales, ay u qorshaysay in lagu nadiifiyo burburkii uu sababay dabkii ka dhacay Thathra.  

Dabkan ayaa todobaadkii nasoo dhaafay  burburiyay dhismayaal 100 dhan, oo ku yaalay xeebaha koonfureed ee gobalka NSW.

Premierka gobalka NSW haweenayda  Galdys Brejiklian, ayaa sheegtay in deeqda dawladu ay ka kaafinayso dadka in uu kharash kaga boxo nadiifinta burburka. iyagoo ay kaliya ka fikirayaan sidii ay guryaha dib oogu 


1 min read

Published

By Mohamed A Madar.



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now