Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

NSW police says a man arrested not linked to terrorist organisation

Sydney attacker
Sydney armed man arrested after woman stabbed and body of another found in CBD. Source: AAP

Booliska gobolka NSW ayaa sheegay inay aaminsan yihiin mayd laga helay guri ku yaal bartamaha magaalada inuu xiriir la leeyahay nin la qabtay kadib markii haweeneey midi galiyay.

Taliyaha booliska NSW Police Michael Fuller ayaa sheegay in ninka la xiray uu masuul ka yahay dilka gabar 21 jir ah oo boolisku sheegeen inay yaqaaneen.

Ninka la xiray ayaa sidoo kale lagu eedeeyay inuu mindi ku galiyay haweenaye 41 jir ah hoteel ku yaal bartamaha Sydney.

Haweentaas ayaa cisbitaalka loo qaaday iyadoo xaaladeedu degan tahay.

Booliska ayaa sheegay in macluumaad laga helay ninkan lala xaririnayo fikrado argagixiso laakiin uusan wax xariir ah la lahayn kooxo argagixiso.

Taliyaha booliska NSW Micheal Fuller ayaa sheegay inaysan hadda dhacdadan cid kale u raadinayn.


1 min read

Published

Updated



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now