Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Pauline Hanson oo waydiisay Brian Burston in uu xisbiga iskaga tago.

Pauline Hanson oo waydiisay Brian Burston in uu xisbiga iskaga tago.

Brian Burston and Pauline Hanson
'I certainly will not be standing aside for Pauline to put in a crony,' Senator Brian Burston says. (AAP) Source: AAP

Pauline Hanson, oo  aad ooga kululaatay xubin ka mida xisbigeeda oo u muuqda in uu ka go’ayo.

Madaxa xisbiga One Nation, senatarad Pouline Hanson, ayaa -  kadib markay ka shikiday daacadnimada Senatar Brain Burston - waxa ay oogu yeedhay in uu iska casilo kursiga uu u hayay xisbigeeda, maadaama uusan xisbiga daacad u ahayn.

Balse dhankiisa Burston, ayaa sheegay in uu 20 sano xisbiga daacad u ahaa, haatana uusan iska casilaynin jagtadiisa, balse ay u taaalo Pauline, in ay xisbiga ka caydhiso, taasoo ay awoodo, isagoo sheegay markaas in uu noqonayo xubin madax banaan.

Pouline Hanson, ayaa xisbigeedu baryihii danbe u muuqday in uu cidhiidhyanayo siyaasada Australia, balse iyadoo xubin hore uu ka baxay, haday Burston  uu isna ka baxo, halkaasi ay kaga furmi doontaa dibu dhac dhanka cidhiidhyadkii siyaasada


1 min read

Published

By Mohamed A Madar.



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now