PM Christmas message

Scott Morrison and troops in Iraq

Defence personnel serving in the Middle East have sent Christmas messages home to their families. (AAP) Source: AAP

Fariinstiisii u horaysay ee ciida Cristmaska intuu xilka qabtay ayuu RW Scott Morrison u mahadceliyay ciidanka qalbka sida ee Australia oo ka maqan qoysaskooda. Wuxuu sidii kale u mahadceliyay dhaqaatiirka, kalkaaliyayaasha caafimaadka, shaqaalaha dabdemiska, booliska iyo shaqaalha kale ee adeegyada degdega.

Wuxuu RW Morrison ka mahadceliyay deeqsinimada shacabka Australia qaybtii balaarnayd ee ay ka qaateen taageeradii loo fidiyay beeralaydii abaartu ku dhufatay sanadkan.

Mr Morrison ayaa sidoo kale sheegay in shacabka Australia looga baahan yahay inay qalbiga ku hayaan hadka ay xubno qoyskoodaa ah oo ay jecelyihiin ay ka maqan yihiin xiliga ciida Chrismaska.

[[Dadka qaar Chrismasku wuxuu noqon karaa waqti adag gaar ahaan haddii qofka qoyska ka tirsan uu maqan yahay. Waxuu noqonkaraa Chrsimasku waqti dadka xasuusiya waxa ka maqan.}}

Hogaamiyaha mucaaradka Bill Shorten ayaa uga mahadceliyay shacabka Australia sida deeqsiniamda leh ee ay wax u bixyaan. Wuxuu sidoo kale u mahadceliyay kuwa u adeegaya Australia Chrismaskan ama ha noqdeen askarta dalka dibadiisa ku sugan ama kuwa shaqaynaya waqtiga fasaxa.

 [[Anaga oo dhan waqtiga Chrismaska lama qaadano kuwa aan jecelnahay.. Waxaa jira rag iyo haween ka tirsan ciidanka qalabka sida oo maanta ka fog guryohoodii iyagoo u shaqaynaya dalkooda, mana aha inaan ilowno Australiankaas.))

 

 

 

 


Share

Published

Updated


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand
PM Christmas message | SBS Somali