SKIP TO MAIN CONTENT

Doorashadii Somaliland oo lasoo gabgabeeyay iyo natiijadii oo la sugayo.

Somaliland election news
Source: Twither

1 min read

Published



Skip to article content

Waxaa soo dhamaaday codayntii doorashada madaxweyne ee Somaliland. Goobaha codbixinta ayaa intooda badan xirmay 6 maqribnimo.

Gudiga doorashada ayaa sheegay in dhamaan doorashadu si nabad ah ay ku dhacday marka laga reebo dhacdo yar oo qof ku dhaawacmay.

Halkan ka daawo qudbadii gudiga doorashada.


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now