SKIP TO MAIN CONTENT

Vladimir Putin, oo markii afraad loo dhaariyay madaxweynaha Ruushka.

Vladimir Putin, oo markii afraad loo dhaariyay madaxweynaha Ruushka.

Vladimir Putin inauguration
Russian President-elect Vladimir Putin (C) walks during his inauguration ceremony in the Kremlin, in Moscow, Russia, 07 May 2018. Source: EPA/ALEXEI DRUZHININ / SPUTNIK / KREMLIN POOL

1 min read

Published

By Mohamed A Madar.



Skip to article content

Madaxweynaha wadanka Ruushka Vladimir Putin, ayaa markii maalintii Istiinta ahayd loo dhaariyayay markii afraad madaxweynaha wadanka Ruushka.

Doorahsadan waqtiyadii ay dhacaysay ayaa khilaaf dulamaasiyadeed wadanka Ruushku uu wajahay, iyadoo ay la xidhiidhay jaasuuskii hore ee Ruushka ee London lagu sumeeyay. 

  Halka Putin, la caleema saarayay, ayaa daafaha wadanka Ruushka lagu soo waramayaa in ay mudaharaadyo balaadhan ka dhacayaan, kuwaas  oo kasoo horjeeda madaxweyne Putin.

Balse Putin ayaa u muuqda mid aan dhag u dhigan mudaharaadyadaas, isagoo haatay ay u taala hawla badan oo ay ka mid yihiin colaad dublamaasiyadeed oo u dhaxaysa wadamada reer galbeedka qaar ka mida iyo wadanka Ruushka, wadamadaas oo la saftay wadanka Ingriiska.


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now