SKIP TO MAIN CONTENT

Qaar ka mid ah musharixinta u tartamaya doorashada golayaasha deegaanada Melbourne.

council election
Source: SBS Somali

1 min read

Published


Skip to article content

Waxaa sanadkan soo badanaya dadka Soomaaliya ka soo jeeda oo u tartamaya doorashooyinka golayaasha deegaanka ee Melbourne.

Doorashada waxaa lagu codaynayaa boostada iyadoo waraaqaha cod bixinta guryaha loo diray bilowga October.

Dadku waxay codayn karaan bishan October.


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now