Rabshadaha Maraykanka oo saamayn ku yeelan kara Australia

The demonstrators also drew attention to indigenous deaths in custody in Australia.

The demonstrators also drew attention to indigenous deaths in custody in Australia. Source: Aaron Fernandes

Hogaamiyaha xisbiga Laborka Anthony Albanese ayaa aaminsan in loo baahan yahay in shaqo dheeraad laga qabto sidii dibu heshiisiin loola samayn lahaa dadka dalka loogu yimid ee Australia.

Rabshadaha midabka ku salaysan ee ka socda maraykanka ayaa Australia ka bilaabay hadal ku saabsan sinaan la'aanta iyo cadibaada ay qaar badan oo ka tirsan shacabka Aboriginalku ay dareemayaan.
Sinaan la'aanta ayuu sheegay Mr Albanese inay tahay wax aan la aqbali karin, isagoo intaa ku daray in dawlada looga baahan yahay inay wax ka qabato oo wax ka badasho.

"Aad baan uga xumahay arimo ay ka mid yihiin arinta dibu heshiisiinta iyo in loo gudbo aqoonsi dastuurka lagu aqoonsado dadka dalka loogu yimid oo hadda u muuqata in dawladu dib u dhigtay iyadoo u aragtay inay shaqo adag tahay. Laakiin waxaan u baahan nahay dibu heshiisiin sax ah, waa masiibo in marka lagu cabiro siyaalo badan aynaan wali soo xirin farqiga wayn ee u dhexeeyaa dadka dalka loogu yimid iyo shacab waynaha Australia," ayuu yiri Mr Albanese.


Share

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand