Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE starting June 12 2026

Racism Debate in Australia

Aboriginal and Torres Strait Islander Social Justice Commissioner June Oscar
Aboriginal and Torres Strait Islander Social Justice Commissioner June Oscar Source: AAP

Wasiirka arimaha dadka dalka loogu yimid ee dawlada federalka Nigel Scullion ayaa sheegay inuusan ogayn in haweenka Aboriginalku ay cunsuriyada la kulmaan.

Gudoomiyaha cadaalada bulshada Aboriginalka iyo Torres Strait Islander June Oscar ayaa sheegtay in cunsuriyadu jiro oo aan la qarin karin loona baahan yahay in la wajaho haddii la doonayo in wadanku hore u socdo.

Ms Oscar ayaa sidoo kale la shaqaysa mashruuca codka haweenka oo kala taliya haweenka iyo gabdhaha dadka dalkan loogu yimid qibradooda la kulmida cunsuriyad.

Hadalkeeda ku aadan cunsurinimada ayaa imanaya kadib markii gudoomiyaha cusub ee gudiga la dagaalanka midab kala sooca Chin Tan uu yiri " Australia ma ah dal cunsur ah"

Mr Scullion ataa ABC u sheegay inuusan ka hadli karin qibrada cunsuriyad ay haweenka Aborigibalku soo mareen.

[[ "Waa arin adag sababtoo ah anigu waxaa ahayn nin cadaan ah,, marka ma garan karo dareenka haween Aboriginal ah oo cunsuriyad la kulantay."))

 


1 min read

Published

Updated



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now